HomeWararCiidanka Ammaanka Puntland oo gacanta ku dhigay Shabakado lagu raad-joogay

Ciidanka Ammaanka Puntland oo gacanta ku dhigay Shabakado lagu raad-joogay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland ayaa howlgal qorsheysan oo sameeyeen waxaa ay kusoo qabteen shabakadihii ugu weynaa ee maandooriyaha khamriga gelin jiray gudaha Puntland. Ciidamada ayaa howlgalka sigaar ah uga sameeyay degmooyinka Jarriiban iyo Galdogob ee Mudug, isla markaana ku qabtay laba kamid ah shabakadihii ugu weynaa ee maandooriyaha khamriga, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland ayaa howlgal qorsheysan oo sameeyeen waxaa ay kusoo qabteen shabakadihii ugu weynaa ee maandooriyaha khamriga gelin jiray gudaha Puntland.

Ciidamada ayaa howlgalka sigaar ah uga sameeyay degmooyinka Jarriiban iyo Galdogob ee Mudug, isla markaana ku qabtay laba kamid ah shabakadihii ugu weynaa ee maandooriyaha khamriga, kuwaasi oo ka kooban dhowr xubnood.

- Advertisement -

Ciidanka Booliska oo maalmihii na dhaafay baadi goob ugu jiray helitaanka shabakadaha ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen dhammaan xubnaha Shabakadaha gudaha Puntland gelin jiray maandooriyaha khamriga iyo gaadiid ay ku howlgeli jireen.

Sidoo kale Saraakiisha Booliska Mudug ee hogaamineysay howlgalka ay sameeyeen Ciidamada ayaa Carabka ku dhuftay in xubnaha la qabtay dhawaan la horgeyn doono sharciga, si looga qaado tallaabo.

Ciidamada Ammaanka Puntland ayaa horey marar kala duwan qabtay maandooriyeyaal isugu jiray khmari iyo xashiish, waxaana xusid mudan in rag hubeysan oo ka ganacsada maandooriyaha iyo Ciidanka Booliska ay dhexmareen dagaalo geystay khasaaro.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts