HomeWararWafdi ka socda Qaramada Midoobey oo kusoo wajahan Muqdisho iyo ujeedka

Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo kusoo wajahan Muqdisho iyo ujeedka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ah ayaa Maanta waxaa kusoo wajahan wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo ay hoggaamineyso ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Amina J Maxamed. Wafdiga ayaa markii ay soo gaaran Magaalada waxaa ay kulamo kala duwan la qaadan doonaan Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Bulshada rayidka. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ah ayaa Maanta waxaa kusoo wajahan wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo ay hoggaamineyso ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Amina J Maxamed.

Wafdiga ayaa markii ay soo gaaran Magaalada waxaa ay kulamo kala duwan la qaadan doonaan Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha iyo Bulshada rayidka.

- Advertisement -

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ujeedka wafdiga ka socda Qaramada Midoobey ee Muqdisho uu yahay mid la xiriira Arrimaha doorashooyinka dalka ka dhacaya iyo sidii loo dardar-gelin lahaa howlaha doorashada.

Imaanshaha wafdiga Qaramada Midoobey ayaa waxaa uu kusoo aaday, iyada oo khilaafka xoogan uu ka dhexeeyo Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble, kaasi oo markii hore ka bilowday kiiska Ikraan Tahliil Faarax.

Kulamo lagu doonayay in xal loogu helo khilaafka Farmaajo iyo Rooble ayaa lagu kala tagay, kadib markii Madaxda ay isku mari waayeen qodobada kala ah Kiiska Ikraan Tahliil iyo Taliyaha hay’adda Nabadsugida iyo sirdoonka Qaranka ee NISA, iyadoona natiijo la’aan kusoo dhammaadeen kulamada oo socday in ka badan 10 saacadood.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts