HomeWararDowladda Zimbabwe oo amar kusoo rogtay shaqaalaheeda

Dowladda Zimbabwe oo amar kusoo rogtay shaqaalaheeda

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Dowladda Zimbabwe, ayaa ka dalbatey shaqaalaheeda iney iska talaalaan cudurka Covid19, ama ay shaqada isaga tagaan. Waxey sheegtey dowladdu in talaabadani ay ugga dan leedahay iney hoos u dhigto halista faafista coronavirus. Wareysi uu la yeeshay radio maxali ah, wasiirka caddaaladda Ziyambi Ziyambi, ayaa sheegay in shaqaalaha u maleeyo iney xaq u leeyihiin iney kala […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Zimbabwe, ayaa ka dalbatey shaqaalaheeda iney iska talaalaan cudurka Covid19, ama ay shaqada isaga tagaan.

Waxey sheegtey dowladdu in talaabadani ay ugga dan leedahay iney hoos u dhigto halista faafista coronavirus.

- Advertisement -

Wareysi uu la yeeshay radio maxali ah, wasiirka caddaaladda Ziyambi Ziyambi, ayaa sheegay in shaqaalaha u maleeyo iney xaq u leeyihiin iney kala dooran karaan iney is talaalaan iyo in kale, iney yihiin kuwo qaldan.

Dowladda ayaa kal hore soo saartey sharci cusub, taasoo kaniisadaha iyo baararka lagu cunteeyo ku qasbaya iney gudaha goobahooda soo gali karaan oo kaliya dadka sita kaarka muujinaya iney is talaaleen.

Tani ayaa lagula dagaalamayaa ka laba labeynta is talaalista ee dadweynaha.

- Advertisement -

Dalkan dhaca dhanka koonfureed ee qaaradda Africa, ayaa awood u yeeshay inuu talaalo dad gaaraya 1.7 milyan oo qof, oo noqonaya 12% cadada guud ee tirada dadweynaha.

Dad lagu qiyaasay 3% ayaa la talaaley qaaradda Africa, marka loo eego tirada guud,ee dadka ku nool qaaradan.

Ma jiro dal ku yaalla qaaradda Africa, oo qasab kaga dhigey dadweynihiisa iney iska talaalaan cudurka Covid19.

Si kastaba ha ahaatee, khubarada qaar ayaa qaba rayi ah in talaalka coronavirus laga sameyn karo shuruuc lasoo saaro, si loogula diriro cudurkan safmarka ah, kaasoo halis ku ah caafimaadka guud ee dadweynaha.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts