HomeWararMadaxweyne Deni oo warbixin ka dhageystay Guddiga Amniga G/Mudug ee Puntland

Madaxweyne Deni oo warbixin ka dhageystay Guddiga Amniga G/Mudug ee Puntland

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Magaalada Gaalkacyo ayaa Xalay warbixinta amniga ee Gobolka Mudug ka dhegaystay Guddiga Amniga Gobolka Mudug ee Puntland. Guddiga ayaa la wadaagay Madaxweynaha warbixin faahfaahsan oo ku saabsan xaaladda Gobolka, horumarada laga sameeyay dhinaca amniga oo Dowladdu guulo ka gaartay iyo qorsheyaasha Amni ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Magaalada Gaalkacyo ayaa Xalay warbixinta amniga ee Gobolka Mudug ka dhegaystay Guddiga Amniga Gobolka Mudug ee Puntland.

Guddiga ayaa la wadaagay Madaxweynaha warbixin faahfaahsan oo ku saabsan xaaladda Gobolka, horumarada laga sameeyay dhinaca amniga oo Dowladdu guulo ka gaartay iyo qorsheyaasha Amni ee diyaarsan.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa bogaadiyay shaqada wanaagsan ee laga qabtay Gobolka oo isbedelkeedu uu ka muuqdo guud ahaan Gobolka, wuxuuna laamaha amniga faray in lasii dardargeliyo Howlaha Amni ee socda.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen Guddoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur, Guddoomiyaha Degmada Gaalkacyo Eng Maxamuud Cabdinuur Aaden iyo Saraakiisha laamaha amniga. Waxaa Madaxwdeynaha ku weheliyay Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Maaliyadda ee Dowlad Goboleedka Puntland  Maxamed Cabdiraxmaan Dhabanacad iyo  Xasan Shire Cabdi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts