HomeWararCali Guudlaawe oo Francisco Madeira kala hadlay la-dagaalanka Al-shabaab

Cali Guudlaawe oo Francisco Madeira kala hadlay la-dagaalanka Al-shabaab

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo weli ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa galabta kulan la qaatay Wakiilka Midowga Africa u fadhiya Soomaaliya Ambasador Francisco Madeira. Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo Ambassador Madeira ayaa ka wada hadlay Amniga Guud ee Deegaanada Hirshabeelle, qorshaha la dagaalanka Al-shabaab iyo sidii loo sameyn lahaa howlgalo ka dhan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe oo weli ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa galabta kulan la qaatay Wakiilka Midowga Africa u fadhiya Soomaaliya Ambasador Francisco Madeira.

Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo Ambassador Madeira ayaa ka wada hadlay Amniga Guud ee Deegaanada Hirshabeelle, qorshaha la dagaalanka Al-shabaab iyo sidii loo sameyn lahaa howlgalo ka dhan ah Al-shabaab.

- Advertisement -

Inta uu socday kulanka labada Mas’uul ayaa waxaa looga arrinsaday Arrimaha Doorashooyinka dalka ka dhacaya, Saameeynta fatahaadaha Webiga Shabeelle uu u geystay, iyo doorka Midowga Afrika dhanka horumarinta.

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa Francisco Madeira ka dalbaday in deegaanada Maamulka laga bilaabo howlgalo Al-shabaab looga saarayo halkaas, isla markaana laga wada shaqeyo amniga doorashada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts