HomeWararXiliga Tababarka u furmayo Guddiyadda Doorashooyinka oo la shaaciyay

Xiliga Tababarka u furmayo Guddiyadda Doorashooyinka oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Guddiga farsamada Arrimaha doorashooyinka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa faahfaahiyay Jadwalka iyo nooca tababarka ay qaadanayaan xubnaha Guddiyada doorashooyinka. Abuukaate Cumar Dhagey oo ka mid ah xubnaha kooxda farsamada Arrimaha Doorashooyinka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in 27-ka bishaan Gudiyadda doorashooyinka uu u furmi doono tababar socon doona afar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga farsamada Arrimaha doorashooyinka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa faahfaahiyay Jadwalka iyo nooca tababarka ay qaadanayaan xubnaha Guddiyada doorashooyinka.

Abuukaate Cumar Dhagey oo ka mid ah xubnaha kooxda farsamada Arrimaha Doorashooyinka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in 27-ka bishaan Gudiyadda doorashooyinka uu u furmi doono tababar socon doona afar maalmood.

- Advertisement -

Sidoo kale Cumar Dhagey ayaa tilmaamay in tababarka la siinayo Guddiyada uu ku saabsan yahay qabsoomida doorshooyinka heer Federaal iyo heer dowlad Goboleed, iyadoona la isku keenayo dhammaan xubnaha oo haatan kala maqan.

Wuxuu hadalkiisa intaas uu kusii daray Abuukaate Cumar in la diyaarin doono qorshe hawl fulinta doorashooyinka iyo Jaadwalka doorashada, isla markaana Guddiyada la bari doono heshiisyada hagaya doorashada.

Si kastaba Dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada ayaa dhammaan soo wada magacaabay xubnaha Guddiyada doorashooyinka ka shaqeyn doona, waxaana la filayaa in maalmaha soo socda si rasmi ah loo guda galo howlaha doorashada dalka ka dhaceysa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts