HomeWararMadaxweyne ku-xigeenka Puntland oo kulan la qaatay Safiirka Itoobiya

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo kulan la qaatay Safiirka Itoobiya

Date:

Related stories

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Farmaajo oo Xasan Sheekh U Baaqay Wada-hadal

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xasan Sheekh Maxamuud ugu baaqay wada-hadal siyaasadeed iyo heshiis laga gaaro

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa hoygiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya ee u fadhiga Soomaaliya Cabdifataax Cabdullaahi Xasan. Kulanka dhexmaray labada Mas’uul ayaa inta uu socday looga wada hadlay adkaynta Iskaashigga u dhaxeeya Puntland iyo Itoobiya, sida lagu sheegay Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka. Madaxweyne Axmed Cilmi Cismaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa hoygiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya ee u fadhiga Soomaaliya Cabdifataax Cabdullaahi Xasan.

Kulanka dhexmaray labada Mas’uul ayaa inta uu socday looga wada hadlay adkaynta Iskaashigga u dhaxeeya Puntland iyo Itoobiya, sida lagu sheegay Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka.

- Advertisement -

Madaxweyne Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya ee u fadhiga Soomaaliya Cabdifataax Cabdullaahi Xasan ayaa ka arrinsaday Iskaashigga ammaanka xuduuda dheer u dhexeysa labada Dal.

Safiirka Cabdifataax Cabdullaahi ayaa shalay gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, isagoona kulan la qaatay Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni, iyagoona ka wada hadlay  Arrimo kala duwan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts