HomeWararQoorqoor oo magacaabay Taliyaha xasilinta Galmudug iyo madaxa amniga doorashooyinka

Qoorqoor oo magacaabay Taliyaha xasilinta Galmudug iyo madaxa amniga doorashooyinka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa u Magacaabay Genaraal mascuud Taliyaha xasilinta Galmudug iyo madaxa amniga doorashooyinka. Kadib Digreeto kasoo baxday Xafiiska Qoorqoor ayaa waxaa Genaraal Mascuud loogu Magacaabay xilkaasi, waxaana ay magacaabistaasi imaaanaysaa iyadoo maalmahaan ay jireen warar la isla dhexmarayay warar sheegayay in Xilkaasi loo magacaabi doono Saadaq Joon oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa u Magacaabay Genaraal mascuud Taliyaha xasilinta Galmudug iyo madaxa amniga doorashooyinka.

Kadib Digreeto kasoo baxday Xafiiska Qoorqoor ayaa waxaa Genaraal Mascuud loogu Magacaabay xilkaasi, waxaana ay magacaabistaasi imaaanaysaa iyadoo maalmahaan ay jireen warar la isla dhexmarayay warar sheegayay in Xilkaasi loo magacaabi doono Saadaq Joon oo Dhuusamareeb ku sugan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts