HomeWararSiciid Deni oo shir guddoominayay kulanka Golaha Wasiirada oo looga hadlayay Amniga

Siciid Deni oo shir guddoominayay kulanka Golaha Wasiirada oo looga hadlayay Amniga

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-Guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland. Kulanka Golaha Wasiirada oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay arrimo ay ka midyihiin Amniga, Waxbarashada, Kordhinta Mushaharaadka Shaqaalaha Dowladda iyo qodobo kale. Madaxweynaha Puntland ayaa kula dar-daarmey […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-Guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland.

Kulanka Golaha Wasiirada oo uu ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa waxaa todobaadkan looga hadlay arrimo ay ka midyihiin Amniga, Waxbarashada, Kordhinta Mushaharaadka Shaqaalaha Dowladda iyo qodobo kale.

- Advertisement -

Madaxweynaha Puntland ayaa kula dar-daarmey in la dar dargeliyo howlaha la xariira xaqiijinta Amniga, maadaama la guda galayo arrimaha doorashooyinka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts