HomeWararCumar Filish oo shir Gudoomiyay kulan looga hadlayay horumarinta Daqliga Gobolka Banaadir

Cumar Filish oo shir Gudoomiyay kulan looga hadlayay horumarinta Daqliga Gobolka Banaadir

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir gudoomiyay kulan looga hadlayay horumarinta Daqliga gobolka Banaadir si loo fuliyo mashaariic wax ku ool ah oo anfacda bulshada iyo bilicda Caasimadda. Kulankan waxa goob joog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee maamulka gobolka Banaadir ahna gudoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir gudoomiyay kulan looga hadlayay horumarinta Daqliga gobolka Banaadir si loo fuliyo mashaariic wax ku ool ah oo anfacda bulshada iyo bilicda Caasimadda.

Kulankan waxa goob joog ka ahaa guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee maamulka gobolka Banaadir ahna gudoomiye ku-xigeenka maamulka iyo Maaliyadda gobolka Banaadir, agaasimayaasha daqliga iyo mas’uuliyiin kale.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts