HomeWararRW Rooble oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada oo lagu Ansixiyay Habraacyo

RW Rooble oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada oo lagu Ansixiyay Habraacyo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ra’iisul Wasaaraha Xilgaarsiinta Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, waxaana looga hadlay arrimo dhowr ah. Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada ayaa todobaadkaan looga hadlay Arrimaha Doorashooyinka, Gurmadka Fatahaadaha iyo Xaaladda Caabuqa COVID-19, Waxaana sidoo akle looga hadlay arrimo kale. Sidoo kale Shirka ayaa maanta waxaa Golaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xilgaarsiinta Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, waxaana looga hadlay arrimo dhowr ah.

Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada ayaa todobaadkaan looga hadlay Arrimaha Doorashooyinka, Gurmadka Fatahaadaha iyo Xaaladda Caabuqa COVID-19, Waxaana sidoo akle looga hadlay arrimo kale.

- Advertisement -

Sidoo kale Shirka ayaa maanta waxaa Golaha Wasiiradu ay ku Ansixiyeen habraaca shaqo-siinta dibadda ee shaqaalaha xoogsatada Soomaaliyeed.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts