HomeWararDowladda Tanzania oo sii daysay Hoggaamiyayaal u ololeeya Is-maamul Gobaleed

Dowladda Tanzania oo sii daysay Hoggaamiyayaal u ololeeya Is-maamul Gobaleed

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Labo Hoggaamiye Sare oo ka tirsan Koox Islaami ah oo u ololeysa in Jesiiradda Zanzibaar hesho ayaa la sii dayey, kadib, markii ay 8 sano ku jireen Xabsiga. Labada Hoggaamiye oo lagu kala magacaabo Fariid Hadi iyo Muslam Cali Musalam waxay ka tirsanaayeen Ururka Bulshada Rayida ee loo soo gaabiyo UAMSHO.   Agaasimaha Guud ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Labo Hoggaamiye Sare oo ka tirsan Koox Islaami ah oo u ololeysa in Jesiiradda Zanzibaar hesho ayaa la sii dayey, kadib, markii ay 8 sano ku jireen Xabsiga.

Labada Hoggaamiye oo lagu kala magacaabo Fariid Hadi iyo Muslam Cali Musalam waxay ka tirsanaayeen Ururka Bulshada Rayida ee loo soo gaabiyo UAMSHO.

- Advertisement -

 

Agaasimaha Guud ee Dacwad-Oogista dalka Tanzania aya xaqiijiyey in la sii daayey Labada Hoggaamiye, lagana laabtay Dacwooyinkii loo haystay.

Qareenka u doodayey LabadaHoggamiye oo lagu magacabo Juma C/llaahi Juma waxa uu Go’aankaasi ku tilmaamay Farxad Lala-Yaabo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts