HomeWararGalmudug oo soo gudbisay xubnaha guddiga doorashada ee laga bedeley xubnihii hore

Galmudug oo soo gudbisay xubnaha guddiga doorashada ee laga bedeley xubnihii hore

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo gudbisay liiska xubnaha laga bedelay guddigii doorashada ee cabashada laga keenay. Xubnaha la soo bedelay ayaa ah afar xubnood oo ku jira Guddiyada heer Dowlad Goboleed heer Dowlad Goboleed iyo xubin Xalinta Khilaafaadka. 1- Yahye Cismaan Gedi 2- Mahad Abdullahi Mahamud 3- Hawo Adan Yare Culusow Guddiga Xalinta Khilaafaadka 4- […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo gudbisay liiska xubnaha laga bedelay guddigii doorashada ee cabashada laga keenay.

Xubnaha la soo bedelay ayaa ah afar xubnood oo ku jira Guddiyada heer Dowlad Goboleed heer Dowlad Goboleed iyo xubin Xalinta Khilaafaadka.
1- Yahye Cismaan Gedi
2- Mahad Abdullahi Mahamud
3- Hawo Adan Yare Culusow
Guddiga Xalinta Khilaafaadka
4- Ayan Abdirahman Mahamud

- Advertisement -

Shalayay ayay ahayd markii Markii Xafiiska Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu shaaciyay in Maamulka Galmudug uu yahay Dowlad Goboleedka ay u xayiran yihiin arrimaha doorashooyinka dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts