HomeWararBeesha Caalamka oo balan qaaday taageerida heshiiska Doorashada dalka

Beesha Caalamka oo balan qaaday taageerida heshiiska Doorashada dalka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kulan gaar ah oo u dhexeeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta, Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Maanta ka dhacay Teendhada Afisyooni ee Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee siyaasadda dalka iyo heshiiskii maalmo kahor Madaxda dowladda iyo kuwa maamulada ay ka wada gaareen khilaafkii ka tagaan doorashada dhaceysa. Qoraal […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulan gaar ah oo u dhexeeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta, Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa Maanta ka dhacay Teendhada Afisyooni ee Muqdisho.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee siyaasadda dalka iyo heshiiskii maalmo kahor Madaxda dowladda iyo kuwa maamulada ay ka wada gaareen khilaafkii ka tagaan doorashada dhaceysa.

- Advertisement -

Qoraal kasoo baxay Xafiiska warfaafinta Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxaa lagu sheegay in Ra’iisul Wasaaraha uu Wrbixin ka siiyey Wakiilada Beesha Caalamka heshiiskii laga gaaray hannaanka doorashooyinka iyo sida ay dowladda Federaalka uga go’an tahay qabsoomida doorasho caddaalad ah oo dhinacyadu u siman yihiin.

Wakiilada Beesha Caalamka u jooga Soomaaliya ayaa bogaadiyay heshiiskii uu hormuudka ka ahaa Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ee Khamiistii laga gaaray arrimaha doorashooyinka dalka ka dhacaya.

Ugu dambeyn Beesha Caalamka ayaa kulanka inta uu socday balan qaaday inay taageeri doontoan gelinta heshiiska doorashooyinka ee la saxiixay, isla markaana u mahadceliyay Madaxda ka qeyb galay Shirka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts