HomeWararWufuud ka socota dalal badan oo Hargeysa u tegtay Doorashada Somaliland

Wufuud ka socota dalal badan oo Hargeysa u tegtay Doorashada Somaliland

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta waxaa uu kulan la qaatay Wakiilo ka socday dhawr iyo Toban waddan oo uu hoggaaminayo Agaasimaha guud hay’adda Brenthurst Foundation, Dr Greg Mills, kuna wehelinayaan madaxweynihii hore ee Sierra Leone Mr. Ernest Bai Koroma iyo xubno kale, kuwaasi oo Maanta gaaray Magaalada Hargeysa. Muuse Biixi ayaa wafdiga warbixin […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta waxaa uu kulan la qaatay Wakiilo ka socday dhawr iyo Toban waddan oo uu hoggaaminayo Agaasimaha guud hay’adda Brenthurst Foundation, Dr Greg Mills, kuna wehelinayaan madaxweynihii hore ee Sierra Leone Mr. Ernest Bai Koroma iyo xubno kale, kuwaasi oo Maanta gaaray Magaalada Hargeysa.

Muuse Biixi ayaa wafdiga warbixin guud ka siiyey hannaanka doorashooyinka Wakiillada iyo Deegaanka ee ka qabsoomaya Somaliland 31-May-2021, waxaana Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada lagu sheegay in wafdigaaas ay Hargeysa u tageen kormeerka Doorashooyinka.

- Advertisement -

Sidoo kale, goobjoogayaashu waxay dhinacooda Madaxweynaha iyo Shacabka Somaliland ku bogaadiyeen horumarka ballaaran ee ay ku tallaabsadeen, kuna gaareen in Toddobada doorasho looga dareero deegaanada Somaliland.

Wafdi Maanta gaaray Magaalada gaaray Magaalada Hargeysa ayaa waxaa kala ka socdeen dalalka  UK, Canada, South Africa, Ghana, Uganda, Zambia, Kenya, Liberia, Tanzania, Zimbabwe, Namibia, Sierra Leone iyo Mozambique.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts