HomeWararCiidamo farabadan oo tababar soo qaatay oo Maanta dib ugu soo laabtay...

Ciidamo farabadan oo tababar soo qaatay oo Maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamo farabadan oo ka tirsan Booliska dowladda Federaalka Soomaaliyeed oo muddooyinkii ugu dambeeyay tababar ku soo qaadanayay dalka Jabuuti ayaa maanta dalka  dib loogu soo dhaweeyay. Cutub ka tirsan Ciidanka Darawishta Boliiska Soomaaliyeed oo mudo 3-bilood ah tababar heerkiisu sareeyo ku qaadanayay dalka Jabuuti ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee Magaalada Muqdiaho ku soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamo farabadan oo ka tirsan Booliska dowladda Federaalka Soomaaliyeed oo muddooyinkii ugu dambeeyay tababar ku soo qaadanayay dalka Jabuuti ayaa maanta dalka  dib loogu soo dhaweeyay.

Cutub ka tirsan Ciidanka Darawishta Boliiska Soomaaliyeed oo mudo 3-bilood ah tababar heerkiisu sareeyo ku qaadanayay dalka Jabuuti ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee Magaalada Muqdiaho ku soo dhaweeyay saraakiil ka tirsan ciidanka .

- Advertisement -

Tababarka Ciidankaan la siiyay ayaa waxaa bixinayay Macalimiin quburo ah oo ka socday Ciidanka Carabinieri-ga Taliyaaniga oo had iyo jeer gacan siiyo dhismaha Daraawiishta Boliiska Soomaaliyeed.

Soo laabashada Ciidankaan ayaa laga rajeynayaa inay qeyb ka noqodaan, howlgalada sugida Nabadgelyada iyo sifeynta wax loogu yeero Argagixisada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts