HomeWararMadaxweynaha Galmudug oo gaaray Magaalada Cadaado

Madaxweynaha Galmudug oo gaaray Magaalada Cadaado

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa Maanta safar dhulka ah ku tagay Magaalada Cadaado ee Gobolka Gaalgaduud. Madaxweyne Qoorqoor iyo wafdigiisa oo kasoo ambabaxay Dhuusamareeb ayaa waxaa Magaalada Cadaado kusoo dhaweeyay, Mas’uuliyiinta Maamulka degmada, Odoyaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bushada. Inta uu ku sugan yahay Magaalada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa Maanta safar dhulka ah ku tagay Magaalada Cadaado ee Gobolka Gaalgaduud.

Madaxweyne Qoorqoor iyo wafdigiisa oo kasoo ambabaxay Dhuusamareeb ayaa waxaa Magaalada Cadaado kusoo dhaweeyay, Mas’uuliyiinta Maamulka degmada, Odoyaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bushada.

- Advertisement -

Inta uu ku sugan yahay Magaalada Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa waxaa uu kulamo la qaadan doonaa Maamulka degmada iyo Odayaasha dhaqanka, isagoo kala hadin xaaladda guud ee Cadaado.

Madaxweynaha ayaa Cadaado kaga sii gudbi doona Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, halkaasi oo uu malmaha soo socda joogi doono, sida ay sheegayaan wararka aan ka heleyno halkaas.

Ujeedka Madaxweyne Qoorqoor ee Gaalkacyo ayaa waxaa uu yahay xal ka gaarista qalalaaso ka dhashay dilkii dhawaan halkaas loogu gaystay Sheekh Cali Axmed Faarax (Sheekh Cali Dheere) oo la tilmaamay inuu ahaa Samafale.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts