HomeWararAkhriso:-Dowladda oo Jawaab ka bixisay Eedeyntii Maamulka Hirshabeelle

Akhriso:-Dowladda oo Jawaab ka bixisay Eedeyntii Maamulka Hirshabeelle

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa  Jawaabtay eedeyntii uga timid dowlad Goboleedka Hirshabeelle ee aheyd in  Wasaaraddaha Maaliyadda iyo Qorsheynta ay xayireen lacago loogu tala galay wax ka qabashada fatahaadaha Webiga Shabeelle. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa waxaa lagu sheegay in aysan jirin wax dhaqaale ah oo Wasaaradda ka xayirtay Hirshabeelle oo loogu talagalay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa  Jawaabtay eedeyntii uga timid dowlad Goboleedka Hirshabeelle ee aheyd in  Wasaaraddaha Maaliyadda iyo Qorsheynta ay xayireen lacago loogu tala galay wax ka qabashada fatahaadaha Webiga Shabeelle.

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa waxaa lagu sheegay in aysan jirin wax dhaqaale ah oo Wasaaradda ka xayirtay Hirshabeelle oo loogu talagalay wax ka qabashada fatahaadaha Webiga.

- Advertisement -

Wasaaradda Maaliyadda ayaa sheegtay in qorshaha Mashruuca kasoo kabashada Musiibooyinka uu ku socdo sidii loogu talagalay, isla markaana uusan jirin isbedel ku yimid mashruuca.

Sidoo kale Wasaaradda ayaa Guddiga ka hortega fatahaadaha Webiga ee Maamulka Hirshabeelle ka codsatay inay caddeymo ka bixiyaan lacagta ay ku eedeeyeen in dowladda Fdederaalka ka xayirtay wax ka qabashada fatahaadaha Webiga Shabeelle.

Si kastaba Hirshabeelle ayaa horey u sheegtay inay ka xun tahay in Wasaaradda Maaliyadda iyo Wasiirkeeda ay caqabad ku noqdeen fududeynta iyo sii deynta qarashaad wax looga qaban lahaa arrimaha hadda taagan deegaanada Maamulka.

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda Maaliyadda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts