HomeWararMadaxweynaha Somaliland oo Maanta ku wajahan Jabuuti iyo ujeedka safarkiisa

Madaxweynaha Somaliland oo Maanta ku wajahan Jabuuti iyo ujeedka safarkiisa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa la filayaa in saacadaha soo socda ay safar ugu ambabaxaan dalka Jabuuti. Ujeedka socdaalka Madaxweyne Muuse Bixii ee Jabuuti ayaa waxaa uu yahay sidii uu uga qeyb geli lahaa Caleemo-saarka Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo markii shanaad la doortay. Madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa la filayaa in saacadaha soo socda ay safar ugu ambabaxaan dalka Jabuuti.

Ujeedka socdaalka Madaxweyne Muuse Bixii ee Jabuuti ayaa waxaa uu yahay sidii uu uga qeyb geli lahaa Caleemo-saarka Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo markii shanaad la doortay.

- Advertisement -

Madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa safarkiisa wehlin doona sida uu qorshahu yahay xubno ka tirsan Golihiisa Wasiirada, iyagoona saacadaha soo socda ka dhoofi doona Magaalada Hargeysa.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa dhowr jeer socdaalo ku tegay dalka Jabuuti, isagoona halkaas kula kulmay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo kala wada hadlay Arrimo kala duwan.

Geelle ayaa markii 5-aad oo xiriir ah ku guuleystay doorashada Madaxtinimada dalka Jabuuti, waxaana Caleemo-saarkiisa ka qeyb galaya Madax badan oo lagu casuumay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts