HomeWararWafdi ka socda Dowladda Federaalka oo gaaray Magaalada Gaalkacyo iyo ujeedka

Wafdi ka socda Dowladda Federaalka oo gaaray Magaalada Gaalkacyo iyo ujeedka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca Maamulka Galmudug ayaa waxaa gaaray wafdi uu hoggaaminayay Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska dowladda Jen. Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif). Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo ayaa waxaa Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska dowladda kusoo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Booliska Galmudug, Mas’uuliyiinta degmada iyo Saraakiil kale. Ujeedka Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Kaniif ee Gaalkacyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug dhinaca Maamulka Galmudug ayaa waxaa gaaray wafdi uu hoggaaminayay Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska dowladda Jen. Cismaan Cabdullaahi Maxamed (Kaniif).

Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo ayaa waxaa Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska dowladda kusoo dhaweeyay Taliyaha Ciidanka Booliska Galmudug, Mas’uuliyiinta degmada iyo Saraakiil kale.

- Advertisement -

Ujeedka Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Kaniif ee Gaalkacyo ayaa waxaa uu yahay xal ka gaarista qalalaaso ka dhashay dilkii dhawaan halkaas loogu gaystay Sheekh Cali Axmed Faarax (Sheekh Cali Dheere) oo la tilmaamay inuu ahaa Samafale.

Sidoo kale inta uu Taliye ku-xigeenka ku sugan yahay Magaalada ayaa waxaa uu kulamo kala duwan la qaatan doonaa Saraakiisha Ciidanka Booliska Maamulka Galmudug iyo Mas’uuliyiinta degmada.

Si kastaba Kooxo hubeysan ayaa maalmo kahor Gaalkacyo ku dilay Sheekh Cali Axmed Faarax, kadib markii ay afduubteen, waxaana Galmudug ay sheegtay inay wadaan baaritaano ku aadan falkaaa dhacay, iyagoo u Guddi u saaray baarista dhacdada.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts