HomeWararDhalinyaro u socotay Tartan kubada cagta oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday...

Dhalinyaro u socotay Tartan kubada cagta oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday Shil Gaari

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa shil gaari oo sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay deegaan ka tirsan Gobolka Karkaar ee Puntland. Shilka ayaa yimid, kadib markii uu rogmaday gaari nooca raaxada ah oo ay la socdeen 5 wiil oo dhalinyaro ah, waxaana gaariga uu la gadoomay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa shil gaari oo sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay deegaan ka tirsan Gobolka Karkaar ee Puntland.

Shilka ayaa yimid, kadib markii uu rogmaday gaari nooca raaxada ah oo ay la socdeen 5 wiil oo dhalinyaro ah, waxaana gaariga uu la gadoomay xili ay marayeen degaanka Sheerbi ee Gobolka Garkaar.

- Advertisement -

Ugu yaraan laba ruux ayaa ku geeriyooday shilkaas ka dhacay Sheerbi, halka saddex qof kalena ay soo gaareen dhaawacyo culus, isla markaana la geeyay Xarun Caafimaad, sida ay ku warrameen dadka deegaanka.

Wararka ayaa intaas waxaa ay kusii darayaan in dhalinyaradan shilka ka dhashay ay kasoo ambabaxeen Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, si ay tartan kubada cagta ah u lasoo ciyaaraan fasaxa ciidka kooxo kale oo ay isku deegaan kasoo jeedaan oo ku sugan Magaaladda Qardho.

Shilal kala duwan oo geystay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa horey uga dhacay deegaano iyo degmooyin ka tirsan Puntland, waxaana inta badan shilalka loo sababeyaa waddooyinka qaarkood oo burbursan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts