HomeWararFarmaajo iyo Amiirka  Qatar oo Khadka telefoonka kuwada hadlay

Farmaajo iyo Amiirka  Qatar oo Khadka telefoonka kuwada hadlay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo Amiirka Dowladda Qatar  Tamim Bin Hamad ayaa khadka telefoonka isku dhaafsaday Hambalyadda Munaasibada Ciida. Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa amiirka Dowladda Qarat Iyo Shacabkiisa urajeeyey in Rabbi sanadkan sanadkiisu ku Gaadhsiiyo Barwaaqo iyo Horumar. Dowladda Qatar ayaa ka mid ah Dowladaha xiriirka wanaagsan la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo Amiirka Dowladda Qatar  Tamim Bin Hamad ayaa khadka telefoonka isku dhaafsaday Hambalyadda Munaasibada Ciida.

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa amiirka Dowladda Qarat Iyo Shacabkiisa urajeeyey in Rabbi sanadkan sanadkiisu ku Gaadhsiiyo Barwaaqo iyo Horumar.

- Advertisement -

Dowladda Qatar ayaa ka mid ah Dowladaha xiriirka wanaagsan la leh Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana Qatar ay galaan-gal siyaasadeed oo xooggan ay ku leedahay Siyaasadda Soomaaliya, xili dhawaan ay Ergay cusub u soo dirsatay Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts