HomeWararKhasaaro ka dhashay Roobab dabeylo wata oo ka da’ay Gobolka Hiiraan

Khasaaro ka dhashay Roobab dabeylo wata oo ka da’ay Gobolka Hiiraan

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Roobab xoogan oo dabeylo watay ayaa saacadihii lasoo dhaafay siweyn uga da’ay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan iyo deegaano kale oo ka tirsan Gobolkaas, iyadoona roobka lagu diirsaday. Dadka deegaanka ayaa soo weriyay in roobka uu ahaa mid dabeylo watay oo biyo farabadan dhigay waddooyinka, isla markaana Gobolka Hiiraan uu ka da’ayay saacado xiriir […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Roobab xoogan oo dabeylo watay ayaa saacadihii lasoo dhaafay siweyn uga da’ay Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan iyo deegaano kale oo ka tirsan Gobolkaas, iyadoona roobka lagu diirsaday.

Dadka deegaanka ayaa soo weriyay in roobka uu ahaa mid dabeylo watay oo biyo farabadan dhigay waddooyinka, isla markaana Gobolka Hiiraan uu ka da’ayay saacado xiriir ah, uuna geystay khasaaro.

- Advertisement -

Roobab xoog leh oo ka da’ay deegaanka qodqod ee hoostaga degmada Matabaan ayaa sababay dhaawacyo soo gaaray dad shacab ah, kadib markii dabeysha roobka dhulka dhigey Anteenadii Shirkada Isgaarsiinta Nation ee halkaasi ku taallay.

Anteenada oo ku dhacday guriyo qiyaastii ku dhow 10 ayaa waxaa dhaawacyo kala duwan kasoo gaareen dadkii ku sugnaa guryaha oo ka sameysnaa Aqalo oo birta Anteenada ku habsatay, waxaana dadkaas la geeyay Xarun Caafimaad.

Deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolada dalka ayaa waxaa maalmihii lasoo dhaafay ka da’ayay Roobab lagu qaboowsaday, isla markaana ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada, waxaana xareedda Roob ka hoortay ay dhax ceegaagtaa waraha ay galaan biyaha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts