HomeWararIGAD oo War kasoo saartay Go’aankii Madaxda Maamul Goboleedyada  

IGAD oo War kasoo saartay Go’aankii Madaxda Maamul Goboleedyada  

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Urur Goboleedka IGAD ayaa qoraal uu soo saaray kusoo dhaweeyay go’aanadii kasoo baxay madaxda qaranka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka ee ahaa in dalka ay ka dhacdo doorasho saldhigeedu yahay heshiiskii 17-kii septembar ay wada saxiixdeen dowladda dhexe, dowladaha xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Qoraalka kasoo baxay Igad ayaa lagu yiri “waxay soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Urur Goboleedka IGAD ayaa qoraal uu soo saaray kusoo dhaweeyay go’aanadii kasoo baxay madaxda qaranka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka ee ahaa in dalka ay ka dhacdo doorasho saldhigeedu yahay heshiiskii 17-kii septembar ay wada saxiixdeen dowladda dhexe, dowladaha xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir.

Qoraalka kasoo baxay Igad ayaa lagu yiri “waxay soo dhaweyneysaa hoggaamiyeyaasha Soomaalida ee isku raacay in la caddeeyo mowqifkooda ku aadan xal u helida Arrimaha doorashooyinka ee muranka uu ka jiray Sannadihii Dambe”.

- Advertisement -

IGAD ayaa dhammaan daneeyayaasha ugu baaqday inay si dhaqso leh ugu dhaqaaqaan dhameystirka qaab dhismeedka heshiiskii 17-kii Sebtember iyada oo loo marayo wada hadal loo dhan yahay oo hufan oo mudnaanta siinaya himilada shacabka Soomaaliyeed.

Urur Goboleedka IGAD ayaa ku baaqay in laga fogaado wax walba oo kicin kara colaad iyo qalalaase lana xakameeyo ficilada geysan kara waxyeelada waxaana ay sheegtay in ay sii wadayso taageerada ay u siiso Soomaaliya

Madaxda dowlad Goboleedyada taageersan Madaxweyne Farmaajo ayaa shalay diiday muddo kordhinta loo sameeyay Farmaajo, waxaana Go’aankaas taageeray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts