HomeWararSawiro:-Qalalaase ka dhacay  gudaha Garoonka diyaaradaha ee Magaalada  Muqdisho

Sawiro:-Qalalaase ka dhacay  gudaha Garoonka diyaaradaha ee Magaalada  Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

  faah faafinno dheeraad ah ayaa laga helayaa qalalaase saaka ka dhacay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, waxaana tan iyo saaka la baahinayay warar kala duwan oo ku aaddan dhacdadani, waxaana la helay Sawiro muuinaya sida ay wax u dhaceen, kuwwasi oo lagu baahiyay baraha bulshadu ku xiriirto. Sawirro laga helay qalalaasaha  ka dhacay garoonka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

faah faafinno dheeraad ah ayaa laga helayaa qalalaase saaka ka dhacay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho, waxaana tan iyo saaka la baahinayay warar kala duwan oo ku aaddan dhacdadani, waxaana la helay Sawiro muuinaya sida ay wax u dhaceen, kuwwasi oo lagu baahiyay baraha bulshadu ku xiriirto.

- Advertisement -
Sawirro laga helay qalalaasaha  ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa muujinaya burbur ka muuqda qaybo ka mid ah garoonka, waxaana la sheegay in in gacan ka hadal uu dhexmaray dharcad hubeysan oo ka tirsan nabadsugidda iyo hawlwadeenno ka tirsan immigration ka, gaar ahaan qeybta duullimaadyada caalamiga ah.
wararku waxaa ay intaa ku darayaan in Ciidanka gudaha u galay xaruunta ay   bistoolado ku garaceen shaqaalihii goobta ka shaqaynayay, waxaana wararku tilmaamayaan in gacan ka hadal uu meesha ka dhacay, inkastoo aysan jirin ilaa iyo hadda cid ka hadashay haddana waxaa la sheegay in Ciidanka Goobta tagay ay jejebiyeen qalabkii lagu shaqeynayey.

si kastaba warar maanta la baahiyay ayaa sheegayay in Garoonka diyaaradaha qaybo ka mid ah ay ka jirtay xaalad kacsanaan ah oo u dhexeysay sida la shegay Ciidanka Dowladda iyo shaqaalaha Imigrationka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts