HomeWararCiidamada Dowladda oo fuliyay howlgal lagu soo saaray Miinooyin

Ciidamada Dowladda oo fuliyay howlgal lagu soo saaray Miinooyin

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ciidamada Kumaansoorka DANAB ee Xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay saacadihii lasoo dhaafay howlgal miino baaris ah ka sameeyeen deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose. Ciidamada  dowladda iyo Jubbaland ayaa howlgalka sigaar ah uga sameeyay deegaanada Dhaay-cabdow Mayoonde & Buula-kuusow, iyagoona inta uu socday howlgalka kusoo saaray miinooyin lagu aasay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada Kumaansoorka DANAB ee Xoogga dalka iyo kuwa Daraawiishta dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay saacadihii lasoo dhaafay howlgal miino baaris ah ka sameeyeen deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose.

Ciidamada  dowladda iyo Jubbaland ayaa howlgalka sigaar ah uga sameeyay deegaanada Dhaay-cabdow Mayoonde & Buula-kuusow, iyagoona inta uu socday howlgalka kusoo saaray miinooyin lagu aasay wadada.

- Advertisement -

Saraakiisha hoggaamineysay howlgalka ayaa waxaa ay sheegeen in miinooyinka ay dhulka lagu aaseen Al-shabaab, isla markaana la doonayay in lagu dhibaateeyo shacabka iyo dadka safarka ah.

Sidoo kale Saraakiisha ayaa tilmaamay in inta uu socday howlgalka uu iska hor imaad kooban uu dhexmaray Ciidamada dowladda, kuwa Jubbaland iyo Al-shabaab, uuna jiro khasaaro ka dhashay, in kastoo aysan faah faahin.

Howlgalka ay sida wadajirka ah u fuliyeen Ciidamada ayaa kusoo aadaya, iyada oo maalin kahor uu dagaal xoogan Ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland ku dhexmaray deegaanka Baar-sanguuni, kadib markii halkaas ay Shabaabka weerar ku qaadeen.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts