HomeWararKoonfur Galbeed oo soo saartay Amar saameynaya Gaadiidleyda

Koonfur Galbeed oo soo saartay Amar saameynaya Gaadiidleyda

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Shirka ay yeesheen Guddiga oo uu shir Guddoominayay Kusimaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Maxamed Nuur Maxamed Macalin ayaa waxaa loogu hadlay arrimihii ugu danbeeyay COVID-19 ee deegaanada Maamulka iyo sidii wax looga qaban lahaa Cudurka. Shirka ayaa waxaa laga soo saaray Amar cusub oo ku socda gaadiidleyda Bajaajta iyo dhaweeyaha ee ka howlgala deegaanada Koonfur Galbeed, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirka ay yeesheen Guddiga oo uu shir Guddoominayay Kusimaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed Maxamed Nuur Maxamed Macalin ayaa waxaa loogu hadlay arrimihii ugu danbeeyay COVID-19 ee deegaanada Maamulka iyo sidii wax looga qaban lahaa Cudurka.

Shirka ayaa waxaa laga soo saaray Amar cusub oo ku socda gaadiidleyda Bajaajta iyo dhaweeyaha ee ka howlgala deegaanada Koonfur Galbeed, waxaana amarada ay yihiin kuwo looga hortegayo faafida Cudurka COVID-19

- Advertisement -

Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed, Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) oo warbaahinta la hadlay ayaa wuxuu sheegay laga bilaabo 24-ka bishan Maarso ilaa 27 Marso 2021, dhammaan deegaanada Maamulka aysan ka shaqeyn doonin Gaadiidka loo yaqaano Bajaajta iyo dhaweeyaha.

Sababta ayuu Wasiir Ilyaas Saciid Cali ku sheegay inayn tahay mid la xiriirta u hogaansamid la’aan Go’aanadii ay dhawaan soo saareen Guddiga ee kamidka ahaa xirashada Afsaarka (Face mask) iyo in dadka ay kala fogaadaan.

Ugu danbeyn Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed ayaa ugu baaqay dowlada Federaalka Soomaaliya, Hey’addaha inay kaalin muuqata ka qaataan baahiyaha kajira deegaanada Koonfur Galbeed ee ku aadan cudurka dilaaga ah ee Coronavirus.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts