HomeWararMas’uul ka tirsan Dowladda Federaalka oo u geeriyooday COVID-19

Mas’uul ka tirsan Dowladda Federaalka oo u geeriyooday COVID-19

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa ku geeriyooday Agaasimihii Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyada dowladda Federaalka ee u joogay degmadaas Cabduqaadir Saciid Yuusuf (Quuriye). Warar la helayo ayaa sheegaya in Agaasime Cabduqaadir Saciid uu maalmihii lasoo dhaafay xanuunsanayay oo uu ku dhacay Cudurka halista ah ee COVID-19 oo mar labaad kusoo laba […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa ku geeriyooday Agaasimihii Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyada dowladda Federaalka ee u joogay degmadaas Cabduqaadir Saciid Yuusuf (Quuriye).

Warar la helayo ayaa sheegaya in Agaasime Cabduqaadir Saciid uu maalmihii lasoo dhaafay xanuunsanayay oo uu ku dhacay Cudurka halista ah ee COVID-19 oo mar labaad kusoo laba kacleeyay gudaha Soomaaliya.

- Advertisement -

Geerida ku timid Agaasimihii Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyada dowladda ee degmada Hobyo ayaa waxaa xaqiijiyay qaar kamid ah Eheladiisa iyo xubno kale oo ka tirsan Maamulka Galmudug.

Deegaano ka tirsan maamulka Gobolka Mudug ayaa waxaa la sheegay inuu Cudurka siweyn ugu faafayo, isla markaana ay jiraan dadka halkaas Cudurka ugu geeriyooday, halka dad kalena uu haayo.

Cudurka halista ah ee COVID-19 ayaa siweyn ugu soo laba kacleeyay Soomaaliya, waxaana Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ay diiwaan-gelisay boqolaal kiis iyo dad farabadan oo u dhintay Cudurka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts