HomeWararQoorqoor iyo Deni oo kulan gaar ah yeeshay, xili khilaaf xoogan uu...

Qoorqoor iyo Deni oo kulan gaar ah yeeshay, xili khilaaf xoogan uu ka dhex jiray  

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Puntland iyo Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay Hotelka Chelsea Village ee ku yaalla xeyndaabka Garoonka Aadan Cadde. Kulanka oo saacado socday ayaa waxaa looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee siyaasadda dalka, xalinta khilaaf ka dhex jiray labada Madaxweyne iyo doorashada ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada Puntland iyo Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulan gaar ah ku yeeshay Hotelka Chelsea Village ee ku yaalla xeyndaabka Garoonka Aadan Cadde.

Kulanka oo saacado socday ayaa waxaa looga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee siyaasadda dalka, xalinta khilaaf ka dhex jiray labada Madaxweyne iyo doorashada ka dhaceysa Soomaaliya oo aan weli heshiis laga gaarin.

- Advertisement -

Warar lagu kalsoonaan karo oo ay Idaacadda Dalsan ayaa sheegaya in Xildhibaano ka tirsan labada Golle ee Baarlamaanka oo kasoo kala jeeda labada maamul ay isku keeneen Qoorqoor iyo Saciid Deni, sidaasina ay kulanka ku yeesheen.

Sidoo kale Axmed Qoorqoor iyo Saciid Deni ayaa isla gartay  in la xaliyo khilaafka ka dhex jiray labada dhinac, isla markaana lasii amba qaado sidii looga wada hadli lahaa caqabadaha ku hor gudban doorashada dhaceysa.

Wararka ayaa intaas waxaa ay kusii darayaan iyo Madaxweyneyaasha ay isku soo hadal qaadeen Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada ku dhexmaraya Teendhada Afisyooni ee Muqdisho.

- Advertisement -

Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo Saciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa muddooyinkan soo kala dhex galay khilaaf siyaasadeed, kaddib hadal jeedintii bishii hore ee Madaxweyne Saciid Deni oo uu ka carooday Madaxweyne Qoorqoor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts