HomeWararUganda oo Qorsheynaysa in  Ciidamo hor leh ay usoo dirto Soomaaliya

Uganda oo Qorsheynaysa in  Ciidamo hor leh ay usoo dirto Soomaaliya

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Dowladda Ugand ayaa qorsheynaysa in Ciidamo hor leh ay usoo dirto Soomaaliya, kuwaasi oo qayb ka noqonaya Howlagalka nabad ilaalinta ah ee AMISOM, waxaana la sheegay in 2,752 oo keyd ah oo ka socda UPDF uu qorshuhu yahay in la geeyo Soomaaliya. Uganda ayaa waxaa ay horay ugu yeertay Charles Awany Otema oo ah taliyaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Ugand ayaa qorsheynaysa in Ciidamo hor leh ay usoo dirto Soomaaliya, kuwaasi oo qayb ka noqonaya Howlagalka nabad ilaalinta ah ee AMISOM, waxaana la sheegay in 2,752 oo keyd ah oo ka socda UPDF uu qorshuhu yahay in la geeyo Soomaaliya.

Uganda ayaa waxaa ay horay ugu yeertay Charles Awany Otema oo ah taliyaha ciidamada keydka, sidoo kale waxaa la sheegay in ay jiraan 1,300  ciidan ah, kuwaasi oo  iska xaadiriyey Xarunta Tababarrada Taageerada Nabadda ee Singo.

- Advertisement -

Ugaanda waxaa ay ka mid tahay Dalalka ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya, waxaana Ciidankeedu ay qayb ka yihiin Howlgalka Nabad ilaalinta ee AMISOM, mana ahan marlkii ugu horreysay ee ay Uganda Ciidamo hor leh usoo dirto Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts