HomeWararMaxay ka wada hadleen Madaxweyne Qoorqoor iyo Safiirka Ingiriiska?

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Qoorqoor iyo Safiirka Ingiriiska?

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynaha maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan la qaaatay Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya  Ambassador Kate Foster. Madaxweyne Qoorqoor iyo Safiirka UK ee Soomaaliya ayaa ka wada hadlay waxyaabo  dhowr ah oo ku aaddan arrimaha Maamulka Galmudug iyo guud ahaabna Soomaaliya, waxyaabaha ay sida gaarka ah uga wada hadleen ayaa waxaa ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan la qaaatay Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya  Ambassador Kate Foster.

Madaxweyne Qoorqoor iyo Safiirka UK ee Soomaaliya ayaa ka wada hadlay waxyaabo  dhowr ah oo ku aaddan arrimaha Maamulka Galmudug iyo guud ahaabna Soomaaliya, waxyaabaha ay sida gaarka ah uga wada hadleen ayaa waxaa ka mid ahaa arrinta doorashada dalka ka dhici doonta, iyo sidii UK ay doorkeeda u qaadan lahayd.

- Advertisement -

Inta badan Madaxda maamul Goboleedyada ayaa ku sugan magaalada Muqdisho, waxaana ay ka qayb gali doonaan shirka wadatashiga ah ee uu isugu yeeray Madaxweynaha muddo xileedkiisa Dastuuriga ah uu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Maxamed Framaajo, waxaana sidoo kale xusid mudan in aan wali la shaacin goorta sida rasmiga ah uu u furmayo shirka u dhexeeya Farmaajo iyo Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada dalka.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts