HomeWararMaxay ka hadleen Axmed Madoobe iyo Safiirka Mareykanka?

Maxay ka hadleen Axmed Madoobe iyo Safiirka Mareykanka?

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland  Axmed Maxamed Islaam ayaa hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay danjiraha Dowlada Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto. Kulanka labada mas’uul ayaa waxaa uu ahaa mid xasaasi ah oo ay kaga hadleen arrimo dhowr ah oo ku saabsan maraxaladda siyaasadeed ee dalku marayo. Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland  Axmed Maxamed Islaam ayaa hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay danjiraha Dowlada Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto.

Kulanka labada mas’uul ayaa waxaa uu ahaa mid xasaasi ah oo ay kaga hadleen arrimo dhowr ah oo ku saabsan maraxaladda siyaasadeed ee dalku marayo.

- Advertisement -

Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay arimaha Doorashada iyo sidii beesha caalamku ay qeyb uga qaadan lahayd sidii Doorasho xalaal ah oo loo dhan yahay ay dalka uga dhici lahayd.

Beesha caalamka ayaa wadda dadaallo ay ugu jirto sidii mas’uuliyiinta Dowladda dhexe iyo midowga musharixiinta la isugu soodhawyn lahaa, waxana sidoo kale jiro khilaaf u dhexeeya Madaxweynayasha Jubbaland iyo Puntland, khilaafkaas oo ku aaddan arrimaha doorashooyinka dalka ka dhici doona.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts