HomeWararXaruntii  karantiil Cudurka Coronovirus ee Garoowe oo la xiray

Xaruntii  karantiil Cudurka Coronovirus ee Garoowe oo la xiray

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa  Guud ahaanba Xirtay Xarunta  karantiil Cudurka Coronovirus ee Garoowe sida lagu wargaliyey shaqalihii Xarunta. Wararku waxaa ay tibaaxayaan in  Shaqaalihii Xarunta oo ka koobnaa 10 qof ay wasaaradu ku wargalisay in aysan wax mushaar ah u heyn  shaqalaha Xarunta. Shaqaalaha ka shaqynayay xarunta ayaa la sheegay in  4tii bilood ee ugu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa  Guud ahaanba Xirtay Xarunta  karantiil Cudurka Coronovirus ee Garoowe sida lagu wargaliyey shaqalihii Xarunta.

Wararku waxaa ay tibaaxayaan in  Shaqaalihii Xarunta oo ka koobnaa 10 qof ay wasaaradu ku wargalisay in aysan wax mushaar ah u heyn  shaqalaha Xarunta.

- Advertisement -

Shaqaalaha ka shaqynayay xarunta ayaa la sheegay in  4tii bilood ee ugu damaysay  qaadan wax mushaar ah, balse masuuliyiinta ayaa u sheegay in dib loogu soo diri doono lacagtii ay Xaqa u lahaayeen.

Sidoo kale waxaa jirta shaqaale ka shaqeeya Goobaha Caafimaadka gaarka looleeyahay  oo loo soo bandhigay in ay ka shaqeeyaan Xarunta Covid19 ee Garoowe.

Ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo kasoo baxay mas’uuliyiinta sare ee maamulka Puntland,kaasi oo ay kaga hadlayaan tallaabada Wasaaradda caafimaadka Puntland ay Guud ahaanba Xirtay Xarunta  karantiil Cudurka Coronovirus ee Garoowe.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts