HomeWararRW Rooble oo war kasoo saaray fashilkii ku yimid shirkii dhex maray...

RW Rooble oo war kasoo saaray fashilkii ku yimid shirkii dhex maray isaga iyo Musharaxiinta

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ka dib markii uu xalay wakhti dambe soo gabagaboobay shirkii magaalada Muqdisho uga socday Ra’iisul Wasaare Roobe iyo xubnaha Midowga Murashaxiinta ayaa Ra’isul wasaaraha waxaa uu sheegay in uu diyaar u yahay sii socoshada wada xaajoodyada xalka loogu raadinayo qabashada doorasho loo dhan yahay. Qoraal uu soo dhigay Facebook ayuu, Maxamed Xuseen Rooble, waxaa uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ka dib markii uu xalay wakhti dambe soo gabagaboobay shirkii magaalada Muqdisho uga socday Ra’iisul Wasaare Roobe iyo xubnaha Midowga Murashaxiinta ayaa Ra’isul wasaaraha waxaa uu sheegay in uu diyaar u yahay sii socoshada wada xaajoodyada xalka loogu raadinayo qabashada doorasho loo dhan yahay.

Qoraal uu soo dhigay Facebook ayuu, Maxamed Xuseen Rooble, waxaa uu ku yiri:

- Advertisement -

“Shirkii aan la qaatay Midowga Musharaxiinta, waxaan sameynay tanaasul badan. Qodobbadii aan ka hadalnay waan isku raacnay marka laga reebo qodob ay ku adkeysteen oo ah in laga qeyb galiyo shirka Madasha Dowladda Federaalka, Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, taas oo la macne ah in dib loo furfuro heshiiskii 17-kii September,2020, oo aanan kaligey xaq u lahayn wax ka baddelkiisa. Wali Albaabadeydu way u furan yihiin wada hadal iyo is-qancin, si aan xal kama dambeys ah u gaarno dalkana uga hirgalinno doorasho hufan oo si nabad ah ku dhacda.  ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed xuseen Rooble”.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts