HomeWararAkhriso: Qodobada Midowga Musharixiinta ay hor dhigeen Xukuumadda Rooble

Akhriso: Qodobada Midowga Musharixiinta ay hor dhigeen Xukuumadda Rooble

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Iyadoo shirkii u dhexeeyay Midowga Musharixiinta iyo Ra’iisul Wasaare maxamed Xuseen Rooble uu xalay fashil ku dhammaaday ayay Midowga musharixiinta waxaa ay shaaciyeen qodabada ay hor dhigeen Rooble ee la isku fahmi waayay. C/raxmaan C/Shakuur oo qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook-ga ayaa sheegay in afar qodob oo ay hor dhigeen Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Maxamed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyadoo shirkii u dhexeeyay Midowga Musharixiinta iyo Ra’iisul Wasaare maxamed Xuseen Rooble uu xalay fashil ku dhammaaday ayay Midowga musharixiinta waxaa ay shaaciyeen qodabada ay hor dhigeen Rooble ee la isku fahmi waayay.

C/raxmaan C/Shakuur oo qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook-ga ayaa sheegay in afar qodob oo ay hor dhigeen Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble ay isku fahmi waayeen, taasi oo keentay in shirku  Natiijo la’aan kusoo dhammaado.

- Advertisement -

Qoddobada la hordhigay RW Rooble ayaa kala ahaa:

1- In madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday uu qoro dikreeto uu ku cadaynayo in masuuliyadaha iyo go’aanada amniga iyo doorashooyinka uu faraha kala baxo.

2- Si loogu kalsoonaado amaanka dalka iyo kan doorashooyinka in ciidanka laga saaro siyaasada, lana bedelo ama ugu yaraan shaqada laga joojiyo taliyayaasha ciidanka ee qaybta ka ahaa weerarkii 19 Febraayo, kuwa cusubna laga saxiixo in ay siyaasada faraha kala baxaan.

- Advertisement -

3- In la furo masaaxada siyaasada oo aan cidna idan looga qaadan kulamada, dibadbaxyada, abaabulka kale ee ololaha doorashooyinka, warbaahinta qarankana loo sinnaado.

4-In la cadeeyo ka qaybgalka Midowga ee wadahalada doorashooyinka.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts