HomeWararTaliska Booliska qeybta gobolka Bari oo ka hadley Weerarkii Xabsiga Boosaaso

Taliska Booliska qeybta gobolka Bari oo ka hadley Weerarkii Xabsiga Boosaaso

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Taliyaha Booliska qaybta Gobalka Bari ee magaalada Boosaaso Xuseen Cali Maxamuud oo faahfaahin ka bixiyay Weerar xalay lagu qaaday Xabsiga Wayn ee Boosaaso ayaa sheegay in xalay saqdii dhexe la soo afjaray weerarkii ee ay soo qaadeen Al-shabaab.

Taliyaha ayaa sheegay in Khasaaraha dhanka ciidanka hal askari kaga dhintay labo kalena ay kaga dhawacmeen, sidoo kale waxaa intaas uu ku daray in Al-shabaab ay ka qabteen Maxaabiis.

- Advertisement -

Xaaladda magaalada Boosaaso ayaa saakay degan gaar ahaan Xabsiga weyn oo xalay weerarka uu ka dhacay.

Alshabaab ayaa sheegtay weerarka xalay lagu qaaday Xabsiga magaalada Boosaaso, iyagoo sheegya in ay xoog ku sii daayeen maxaabiistii Xabsiga ku xirneyd, Qoraal ka soo baxay Alshabaab ayaa lagu sheegay in ay gubeen 4-gaari oo ay lahaayeen ciidamada Puntland, islamarkaana ay sii daayeen Afar boqol oo ku xirneyd xabsiga kuwaas oo ka tirsanaa dagaalamayaasha Al-shabaab.

Latest stories