HomeWararDowladda Somalia oo soo dhaweysay Xafiiska cusub ee QM ee...

Dowladda Somalia oo soo dhaweysay Xafiiska cusub ee QM ee Somalia UNSOS.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

  Mohamed Abdi Hayir “Maareeye” oo ah Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federalka Somalia, ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan Qaraarkii Golaha Ammaanka ee QM ee Tirsigiisu yahay 2245, kaasi oo lagu dhisay Xafiiska QM Taageerista Somalia ee UNSOS. “Asaaska Xafiiska UNSOS waxay markhaati ka tahay in Golaha Ammaanka ee QM door Hoggaamineed ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

SFG

 

- Advertisement -

Mohamed Abdi Hayir “Maareeye” oo ah Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federalka Somalia, ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan Qaraarkii Golaha Ammaanka ee QM ee Tirsigiisu yahay 2245, kaasi oo lagu dhisay Xafiiska QM Taageerista Somalia ee UNSOS.

“Asaaska Xafiiska UNSOS waxay markhaati ka tahay in Golaha Ammaanka ee QM door Hoggaamineed ka qaadanayo Xoojinta Hawlgalladda QM IYO Xaqiijinta Nabadda iyo Ammaanka Somalia” ayuu yiri Wasiir Xayir.

Waxa kaloo uu tilmaamay  in Dhismaha Xafiiska QM uu xoojin doono Xiriirinta, Iskaashiga iyo Taageeradda la siinayo Hawlgalladda ay Ciiddanka Dowladda Federalka iyo kuwa AMISOM ee La-dagaalanka Alshabaab.

- Advertisement -

Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Federalka, waxa kaloo uu rajo ka muujiyey in Xafiiska UNSOS ka taageeri doonaan Wasaaradda Warfaafinta dagaalka Warbaahinta ee looga soo horjeedo Argagixisadda, waa sida uu hadalka u yiri.

© Radio Dalsan

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts