HomeWararAlshabaab oo soo bandhigay Ninkii geystay Is-qarxintii Jannaale iyo Askari u dhashay...

Alshabaab oo soo bandhigay Ninkii geystay Is-qarxintii Jannaale iyo Askari u dhashay Uganda

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Shabakadaha Warbaahinta ee Xarakadda Alshabaab ayaa soo bandhigay Sawirka Ninkii geystay Falkii Is-qarxinta ee bishii September 1-dii ee sannadkan lagu qaaday Saldhigii Ciiddanka AMISOM ku lahaayeen Degmadda Jannaale ee Gobalka Sh/hoose. Alshabaab waxay magaca Ninka Is-qarxiyey ku sheegeen  C/llaahi Cali Cumar, kaasi oo la sheegay inuu ka soo goostay  Ciiddanka Dowladda Federalka. Ninkaasi waxa uu […]

- Advertisement -

ALSHABAB 1Shabakadaha Warbaahinta ee Xarakadda Alshabaab ayaa soo bandhigay Sawirka Ninkii geystay Falkii Is-qarxinta ee bishii September 1-dii ee sannadkan lagu qaaday Saldhigii Ciiddanka AMISOM ku lahaayeen Degmadda Jannaale ee Gobalka Sh/hoose.

Alshabaab waxay magaca Ninka Is-qarxiyey ku sheegeen  C/llaahi Cali Cumar, kaasi oo la sheegay inuu ka soo goostay  Ciiddanka Dowladda Federalka.

- Advertisement -

Ninkaasi waxa uu gaari miineysan la beegsaday Albaabka weyn ee Saldhigga AMISOM, ka hor intaysan iska horimaad dhex marin Dagaalamayaasha Alshabaab iyo Askarta Uganda ee ku sugnaa Saldhiggii Jannaale.

Dhinaca kale, Warbaahinta Alshabaab waxay soo bandhigeen Muquaalka Askari u dhashay Uganda, kaasi oo ay Alshabaab ku qabsadeen weerarkii Jannaale.

© Radio Dalsan

- Advertisement -

ALSHABAB 7

MAXBUUS UPDF

ALSHABAB 2

 

Latest stories