HomeWararDowladda Britain oo bixin doonta Mushaarka Ciiddanka Qeybta 60-aad ee Milliteriga Somalia

Dowladda Britain oo bixin doonta Mushaarka Ciiddanka Qeybta 60-aad ee Milliteriga Somalia

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Danjiraha Dowladda Britain uga wakiilka ah Somalia, Ambassador Harriet Mathews ayaa shaaca ka qaaday inay bixin doonaan Mushaarka Ciiddanka Somalia, gaar ahaan Qeybta 60-aad. Ambassador Harriet Mathews ayaa hadalkaasi ka sheegtay  Kulan ay Taliyaha Ciiddanka Xoogga Dalka Somalia, Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Axmed ku yeesheen Xarunta Safaaradda Britain ee magaalladda Muqdisho. Danjiraha waxay sheegtay inay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Danjiraha Dowladda Britain uga wakiilka ah Somalia, Ambassador Harriet Mathews ayaa shaaca ka qaaday inay bixin doonaan Mushaarka Ciiddanka Somalia, gaar ahaan Qeybta 60-aad.

Ambassador Harriet Mathews ayaa hadalkaasi ka sheegtay  Kulan ay Taliyaha Ciiddanka Xoogga Dalka Somalia, Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Axmed ku yeesheen Xarunta Safaaradda Britain ee magaalladda Muqdisho.

- Advertisement -

Danjiraha waxay sheegtay inay Dowladda Britain dardar gelinayso Taageeradda ay siiyaan Ciiddanka Dowladda Federalka Somalia, waxayna xustay inay dib u dhisi doonaan Xeryaha iyo Xarumaha Ciiddanka Somalia ee ku burburay Dagaalladda Sokeeye.

Ambassador Harriet Mathews waxay ka tacsideysay dadkii ku geeriyooday Weerarkii ay Dagalaamyaasha Alshabaab shalay ku qaadeen Hotelka Saxafi.

Dhinaca kale, Taliyaha Ciiddanka Xoogga Dalka Somalia, Sarreeye Gaas Maxamed Aadan Axmed oo ka hadlay Kulankaasi, waxa uu Dowladda Britain uga mahad-celiyey taageeradda joogtadda ee ay ku taakuleeyaan Milliteriga Somalia, wuxuuna ka codsaday Taageeradda iyo Tababaradda sare loogu qaadayo Tayadda Ciiddanka Somalia.

- Advertisement -

Kulanka Safiirka Somalia u jooga Somalia iyo Taliyaha Ciiddanka Xoogga Dalka Somalia, waxa uu ku soo beegmayaa iyadoo uu Ra’isul-wasaaraha dalka Britain, David Cameron  horey u sheegay bishii September 27-dii ee sannadkan  inuu 70  Ciiddan Khaas ah u soo dirayo Somalia, si ay gacan uga geystaan Hawlgalka La-dagaalanka Alshabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts