HomeWararMuungaab oo Maanta Xilka ku wareejinaya Gudoomiyaha Cusub

Muungaab oo Maanta Xilka ku wareejinaya Gudoomiyaha Cusub

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gudoomiyihii Hore Ee Gobolka Banaadir ahaana Duqa Magaalada Muqdisho Generaal Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Maanta xilka ku wareejin doonna Gudoomiyaha isaga badelaya Ee Yuusuf Xuseen Jimcaale. Munaasabada Xil Wareejinta ayaa ka dhaceysa Xarunta Dowlada Hoose Ee Magaalada Muqdisho iyada oo ay ka qeybgali doonan Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyihii Hore Ee Gobolka Banaadir ahaana Duqa Magaalada Muqdisho Generaal Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Maanta xilka ku wareejin doonna Gudoomiyaha isaga badelaya Ee Yuusuf Xuseen Jimcaale.

Munaasabada Xil Wareejinta ayaa ka dhaceysa Xarunta Dowlada Hoose Ee Magaalada Muqdisho iyada oo ay ka qeybgali doonan Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaaliya.

- Advertisement -

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Toddobaadkii Hore Maanta oo kale waxa uu xilkan ka qaaday Generaal Muungab isaga oo ku bedelay Yuusuf Xuseen Jimcaale.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts