HomeWararDagaalamayaasha Reer Galbeedka ee ka tirsan Alshabaab oo ku cadaadinayo Hoggaanka Sare...

Dagaalamayaasha Reer Galbeedka ee ka tirsan Alshabaab oo ku cadaadinayo Hoggaanka Sare ee Alshabaab inay ku biiraan Daacish

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ninka Kenyan ka goostay Alshabaab oo aan magaciisa iyo muuqiisa la soo bandhigin, ayaa u sheegay Wargeyska Daily Nation inay jiraan Kala-qeybsanaan ka dhex jirta Hoggaaminta Alshabaab, waa sida uu hadalka u dhigay. Waxa uu intaasi ku daray inay Kala-duwanaansho kale ka dhex jirto Dagaalamayaasha Soomaalida, kuwa Kenyanka iyo Tababarayaasha Shisheeyaha ee ay Ururka Alqaacid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ninka Kenyan ka goostay Alshabaab oo aan magaciisa iyo muuqiisa la soo bandhigin, ayaa u sheegay Wargeyska Daily Nation inay jiraan Kala-qeybsanaan ka dhex jirta Hoggaaminta Alshabaab, waa sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu intaasi ku daray inay Kala-duwanaansho kale ka dhex jirto Dagaalamayaasha Soomaalida, kuwa Kenyanka iyo Tababarayaasha Shisheeyaha ee ay Ururka Alqaacid u soo direen gudaha dalka Somalia, waa sida uu hadalka u yiri.

- Advertisement -

Ninka Kenyanka oo la sheegay inuu horey Alshabaab u tashkiilin jirey Dhallinyaradda Kenyanka, balse iminka  lagu hayo goob ammaan ah waxa kaloo uu Baarayaasha Hay’addaha Ammaanka Kenya u sheegay in Dagaalamayaasha ka yimid dalalka Reer Glabeedka, gaar ahaan kuwa asalkoodu Carab yahay   waxay Hoggaanka Sare ee Alshabaab ku riixayaan inay ku biiraan Dowladda Islaamka ee Daacish ee ka dagaalanta Syria iyo Iraq.

Dagaalamayaasha Reer Galbeedka, gaar ahaan kuwa Carabta ee ka tirsan Alshabaab waxay u ololeynayaan inay Alshabaab ka mid noqdaan Hoggaaminta Sheekh Abu Bakar Albaqdaadi ee hoggaamiya Dacaish.

Inta badan Hoggaanka Sare ee Alshabaab ayaa ku adkeysanaya inay u sii daacad ahaadaan Ururka Alqaacida oo ay dhowr sanno ka hor ku biireen.

- Advertisement -

Khilaafkaasi ayaa yimid, iyadoo Qeyb ka mid ah Saraakiisha iyo Dagaalyahannadda Alshabaabka ku sugan Buuraleyda Galgala ee Puntland shaaciyeen inayku biireen, isla markaana daacad u yihiin Hoggaamiyaha Daacish, Sheekh Ibraahim Cawadi Ibraahim Cali Maxamed Albadri oo loo yaqaanoSheekh Abu Bakar Albaqdaadi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts