HomeWararMuwaadin Kenyan laga cabsi qabo inuu ka mid yahay dadkii shalay lagu...

Muwaadin Kenyan laga cabsi qabo inuu ka mid yahay dadkii shalay lagu dilay Weerarkii Alshabaab ee Hotelka Saxafi

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wargeyska The Star ee ka soo baxa magaalladda Nairobi waxa uu maanta qoray in laga cabsi qabo in Muwaadin Kenyan ka mid yahay 12-kii qof ee shalay lagu dilay gudaha Hotelka Saxafi. Wargeysku ma sheegin magaca Ninka la tuhunsan yahay in la dilay iyo waxa ay ahayd shaqadiisa. Ilo dhinaca Wasaaradda Arrimaha Dibedda Kenya ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wargeyska The Star ee ka soo baxa magaalladda Nairobi waxa uu maanta qoray in laga cabsi qabo in Muwaadin Kenyan ka mid yahay 12-kii qof ee shalay lagu dilay gudaha Hotelka Saxafi.

Wargeysku ma sheegin magaca Ninka la tuhunsan yahay in la dilay iyo waxa ay ahayd shaqadiisa.

- Advertisement -

Ilo dhinaca Wasaaradda Arrimaha Dibedda Kenya ayaa u sheegay Wargeyska The Star in Diplomaasiyiinta Kenyanka ee ku sugan Caasimadda Somalia ay wada bad-qabaan.

Dhinaca kale, War Qoraal oo ka soo baxay Ergayga Ururka Midowga Afrika ee Arrimaha Somalia ayaa lagu cambaareeyey weerarki iay Dagaalamayaasha Alshabaab shalay ku qaadeen Hotelka Saxafi.

Qoraalka ayaa lagu sheegay inay sii wadi doonaan Iskaashiga iyo Taageeradda ay Dowladda iyo Ciiddanka Somalia ka siinayaan sidii looga hortegi lahaa Weeraradda Alshabaab.

- Advertisement -

Ururka Midowga Afrika, waxay kaloo ammaaneen sida ay Dowladda Federalka degdeg uga jawaabtay Weerarkaasi iyo qaabkii koobnaa ee loo soo af-meeray weerarkii Alshabaab ku qaadeen Hotelka Saxafi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts