HomeWararShaqaalihii dhisayey derbiga dherersan xuduudka Kenya iyo Somalia oo shaqooyinkii...

Shaqaalihii dhisayey derbiga dherersan xuduudka Kenya iyo Somalia oo shaqooyinkii joojiyey

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

In ka badan 20-shaqaale ka tirsan Ururka Adeegga Dhallinyarada Qaranka (NYS) ayaa si wadajir u shaaciyey inay joojinayaan shaqada ilaa laga siinayo Mushaarkooda. Shaqaalahaasi oo isugu jira Farsama-yaqaano, Dareewaladda Gaadiidka Iska-rogaha iyo kuwa  Wiishashka ayaa ku eedeeyey Dowladda Kenya inaysan wax mushaar ah siinin tan iyo bishii Maarso oo la bilaabay Dhismaha Derbigaasi loogu talagalay […]

- Advertisement -

In ka badan 20-shaqaale ka tirsan Ururka Adeegga Dhallinyarada Qaranka (NYS) ayaa si wadajir u shaaciyey inay joojinayaan shaqada ilaa laga siinayo Mushaarkooda.

Shaqaalahaasi oo isugu jira Farsama-yaqaano, Dareewaladda Gaadiidka Iska-rogaha iyo kuwa  Wiishashka ayaa ku eedeeyey Dowladda Kenya inaysan wax mushaar ah siinin tan iyo bishii Maarso oo la bilaabay Dhismaha Derbigaasi loogu talagalay inlooga hortago Duullaanka Alshabaab kaga so ogudbaan xuduudka.

- Advertisement -

Ismail Abdi oo ka mid ah shaqaalaha ayaa u sheegay Wargeyska The Nation inay ku sugan yihiin xallad adag oo aysan haysanin Mushaar, isla markaana ay qoysaskooda sugayaan.

Waxa uu ku eedeeyey Xiriiriyaha Mashruuca inuu shaqaalaha ugu hanjabay inuu cayrin doono haddii ay wax mushaar ah weydiiyaan.

Gidaarka weyn oo ay shaqaalihii dhisayey ka cabanayaan Mushaar la’aanta ayaa waxa uu dhererkiisu dhan yahay 800-KM, kaasi oo ka bilaabanayo Mandhera ilaa Degmadda Kiunga ee Gobalka Laamu.

Latest stories