HomeWararWasaarada Warfaafinta oo Shaacisay in La soo gabagabeeyay Weerarkii Hotel Saxafi

Wasaarada Warfaafinta oo Shaacisay in La soo gabagabeeyay Weerarkii Hotel Saxafi

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in la soo gabagabeeyay Weerar ay Dagaalamayaal ka tirsan Al Shabab ay ku galen Hotelka Saxafi Ee Magaalada Muqdisho. Ugu Yaraan 15 ruux ayaa ku dhimatay Weerarka oo ay Al Shabab sheegatay Masuuliyadiisa waxa kamid ahaa dadkii ku geeriyooday Xildhibaan Cabdi Maxamed Abtidoon,Generaal Cabdikariim Yuusuf Adan Dhaga-badan iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in la soo gabagabeeyay Weerar ay Dagaalamayaal ka tirsan Al Shabab ay ku galen Hotelka Saxafi Ee Magaalada Muqdisho.

Ugu Yaraan 15 ruux ayaa ku dhimatay Weerarka oo ay Al Shabab sheegatay Masuuliyadiisa waxa kamid ahaa dadkii ku geeriyooday Xildhibaan Cabdi Maxamed Abtidoon,Generaal Cabdikariim Yuusuf Adan Dhaga-badan iyo Malkiilaha Hotelka Saxafi Cabdirashiid Ilqeyte.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts