HomeWararSheikh Nuur Baaruud Gurxan Oo beeniyay in uu ku dhaawacmay weerarkii Hotel...

Sheikh Nuur Baaruud Gurxan Oo beeniyay in uu ku dhaawacmay weerarkii Hotel Saxafi

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Sheikh Nuur Baaruud Gurxan oo ah gudoomiye ku xigeenka Hay’adda  Culimadda Soomaaliyeed ahna   Afhayeenka Hey’adda oo la hadlay TV-ga dowladda ayaa sheegay in uu bad qabo islamarkaana uu alle kasoo badbaadiyay weerarkii ay Al shabaab ku qaadeen Hotelka Saxafi. Sheikh Nuur ayaa kamid ahaa masuuliyiintii ku sugnaa gudaha hotelka waxaa uu sheegay in ay gudaha hotelka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sheikh Nuur Baaruud Gurxan oo ah gudoomiye ku xigeenka Hay’adda  Culimadda Soomaaliyeed ahna   Afhayeenka Hey’adda oo la hadlay TV-ga dowladda ayaa sheegay in uu bad qabo islamarkaana uu alle kasoo badbaadiyay weerarkii ay Al shabaab ku qaadeen Hotelka Saxafi.

Sheikh Nuur ayaa kamid ahaa masuuliyiintii ku sugnaa gudaha hotelka waxaa uu sheegay in ay gudaha hotelka ay soo galeen ilaa 4 dagaalame oo kaliya islamarkana ay toos u tooganayeen dadka hotelka ku sugnaa.

- Advertisement -

Waxaa uu xusay in kooxda weerarka soo qaadey ay ku hadlayeen telephone islamarkaana ay sheeganayeen in ay gacanta ku hayaan hotelka.

Ugu dambeyn waxaa uu shaaciyay in uu caafimaad qabo islamarkaana ay been abuur yihiin wararka sheegaya in uu geeriyooday ay been abuur yihiin.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts