HomeWararKenya: Boqolaal dagaalyahano ka tirsanaa Alshabaab iyo Daacish oo soo laabtay

Kenya: Boqolaal dagaalyahano ka tirsanaa Alshabaab iyo Daacish oo soo laabtay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Warbixin ka kooban 36 Bog oo loogu magac daray Sahanka Kenya ee Bulsho-dhaqaale” ayaa lagu sheegay in ugu yaraan 700 dagaalyahanno Kenyan ah ku laabteen dalkooda hooyo, kadib, markii ay ka baxsadeen Xarakadda Alshabaab Somalia. Warbixintaasi oo ay diyaariyeen Hay’adda Muhaajiriinta Caalamiga (IOM), Golaha Sare ee Muslimiinta Kenya iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Kenya ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warbixin ka kooban 36 Bog oo loogu magac daray Sahanka Kenya ee Bulsho-dhaqaale” ayaa lagu sheegay in ugu yaraan 700 dagaalyahanno Kenyan ah ku laabteen dalkooda hooyo, kadib, markii ay ka baxsadeen Xarakadda Alshabaab Somalia.

Warbixintaasi oo ay diyaariyeen Hay’adda Muhaajiriinta Caalamiga (IOM), Golaha Sare ee Muslimiinta Kenya iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Kenya ayaa lagu sheegay in inta badan Dagaalyahannadda Kenyanka lala galay Wada-xaajood suurto-geliyey  si ay ugu laabtaan dalkooda hooyo, waa sida lagu xusay Warbixintaas.

- Advertisement -

Dagaalyahanadaasi waxaa loo ballan-qaaday cafis si ay u soo laabtaan iyo in la siinayo Dhaqaale ay ku abuurtaan Nolol Cusub, waa sida lagu xusay Warbixintaas.

Hay’addaha Ammaanka ee Kenya waxay sheegeen inay Wareysiyo la yeesheen 185 ka mid ah Dagaalyahannadda dib u laabtay, kuwaasi oo ayda’dooda u dhexeyso 24 ilaa 34 jir ah.

Waxaa kaloo Warbixinta lagu xusay in 58% Dhallinyarradda Kenya ku biiray Alshabaab  ahaayeen Dad faa’ido weyn ku qabay Shaqooyinkoodii hore, halka 38% kalena ahaayeen Dhallinyarro aan shaqeynin.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Warbixinta ay wada diyaariyeen Hay’adda IOM, Wasaaradda Arrimaha Kenya iyo Golaha Muslimiinta Kenya ayaa lagu sheegay in Dhallinyarro ee soo laabtay ay ku jireen kuwo dhaawacyo ka qabay madaxa, lugaha iyo qeybo kale.

© Radio Dalsan

Xigasho: The Star

 

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts