HomeWararNorway: Raggii dilay Muwaadin Somali oo la soo maxkamadeeyey

Norway: Raggii dilay Muwaadin Somali oo la soo maxkamadeeyey

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Caasimadda dalka Norway ee Oslo waxaa la soo taagay Labo nin oo Walaalo ah, kuwaasi oo horey tooreey ku dilay Muwaadin Somali oo ay ku lahaayeen Lacag. Labada Gacan-ku-dhiigle oo da’dooda kala tahay 21-jir iyo 23-jir ayaa la sheegay inay Muwaadin Somali oo 22-jir ah ku dileen Xaafadda Holmlia ee magaalladda Oslo bishii Feberaayo ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Caasimadda dalka Norway ee Oslo waxaa la soo taagay Labo nin oo Walaalo ah, kuwaasi oo horey tooreey ku dilay Muwaadin Somali oo ay ku lahaayeen Lacag.

Labada Gacan-ku-dhiigle oo da’dooda kala tahay 21-jir iyo 23-jir ayaa la sheegay inay Muwaadin Somali oo 22-jir ah ku dileen Xaafadda Holmlia ee magaalladda Oslo bishii Feberaayo ee sannadkan.

- Advertisement -

Xeer-ilaalinta Maxkamadda ayaa sheegtay inay Gacan-ku-dhiiglayaasha mindi ku gawraceen Marxuumkaasi, kadibna ay ku rideen Bulaacad loogu talagalay inay maraan Biyaha Wasaqda.

Dhinaca kale, Warbixin uu Boliska diyaariyey ayaa laagu sheegay inay Gacan-ku-dhiiglayaasha  dilka geystay ay soo waceen Boliska, wax yar kadib, markii ay gawraceen Marxuumka, kuna rideen Bohosha.

Maxkamadda ayaa la filayaa inay ku dhawaaqdo Xukunka Dembiilayaashaasi dilay Marxuumka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts