HomeWararSweden: Xero ay ku jireen Muhaajiriin u badan Somali oo la gubay

Sweden: Xero ay ku jireen Muhaajiriin u badan Somali oo la gubay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

   Qaxootigaasi oo magaciisa ku soo koobay Axmed waxa uu u sheegay Idaacadda Swedish public radio inuu filayey inuusan ka badbaadi doonin Dabkaasi. “Haatan, waan bad-qabaa, inkastoo aan khatar ugu jiray inaan ku geeriyoodo dabkaasi” ayuu yiri Qaxootigaas. Ra’isul-wasaaraha dalkaasi, Stefen Löfven ayaa cambaareeyey falka lagu gubay Xeraddaasi oo hoy u ahayd Boqolaal Muhaajiriin u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

 Qaxootigaasi oo magaciisa ku soo koobay Axmed waxa uu u sheegay Idaacadda Swedish public radio inuu filayey inuusan ka badbaadi doonin Dabkaasi.

- Advertisement -

“Haatan, waan bad-qabaa, inkastoo aan khatar ugu jiray inaan ku geeriyoodo dabkaasi” ayuu yiri Qaxootigaas.

Ra’isul-wasaaraha dalkaasi, Stefen Löfven ayaa cambaareeyey falka lagu gubay Xeraddaasi oo hoy u ahayd Boqolaal Muhaajiriin u badan Somali.

Isagoo la hadlayey Weriyayaasha waxa uu sheegay inaysan Sweden ahayn Swedentii ay doonayeen inay arkaan.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Saraakiisha Ammaanka ee dalka Sweden waxay weli baaritaano ku hayaan kooxihii ka dambeeyey dhowr fal oo dab lagu qabadsiiyey Xerooyin ay Qaxooti Shisheeye ah deggan yihiin.

Toddobaadkii hore waxaa dab la qabadsiiyey dhismo ahaan jirtey Dugsi oo la dejiyo Qaxootiga yimaada magaalladda Onsala ee Koonfurta magaalladda Gotherburg.

Sidoo kale,Kooxaha shisheeye-nacaybka Sweden waxay gubeen goobo ay Qaxootiga ka deggan yihiin Degmooyinka Ljungby iyo Arlöv ee Koonfurta Sweden.

Dhinaca kale, Hay’adda Socdaalka  dalka Sweden  ee “Migrationsverket” waxay sheegtay inay qaabileen sannadkan 95,430 Qaxooti cusub oo  magangelyo-doon ah.

© Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts