HomeWararKoox Hubeysan oo Gaadiid ku rasaaseeyay Somaliland

Koox Hubeysan oo Gaadiid ku rasaaseeyay Somaliland

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kooxo hubeysan ayaa Maanta rasaas xoogan ku furay gaadiid Jidka u dhaxeeya Magaalooyinka Hargeysa iyo Sheekh Ee Maamul goboleedka Somaliland. Wararka ayaa sido kale sheegaya in Gaadiidka booyada shidaalka qaada in koox hubeysan ay ku rasaaseysay inta u dhaxeysa Hargeysa iyo Berbera. Ma jirto khasaare ka dhashay Weerarka gaadiidkasi lagu qaaday balse waxa ay arintan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa Maanta rasaas xoogan ku furay gaadiid Jidka u dhaxeeya Magaalooyinka Hargeysa iyo Sheekh Ee Maamul goboleedka Somaliland.

Wararka ayaa sido kale sheegaya in Gaadiidka booyada shidaalka qaada in koox hubeysan ay ku rasaaseysay inta u dhaxeysa Hargeysa iyo Berbera.

- Advertisement -

Ma jirto khasaare ka dhashay Weerarka gaadiidkasi lagu qaaday balse waxa ay arintan la xiriirtaa Khilaaf ka jira Wareejinta Haamaha shidaalka Ee Magaalada Berbera.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts