HomeWararCiyaartoyda Eritrea oo iska dhiibtay dalka Botswana

Ciyaartoyda Eritrea oo iska dhiibtay dalka Botswana

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ugu yaraan 10 Ciyaaryahan oo ka Tirsan Xulka Qaranka Eritareeya ayaa Magangalyo weydiistay Wadanka Botswana. Ciyaartoyda ayaa Dalkasi uga soo qeybgashay Isreeb isreebka Koobka Adduunka 2018 lagu qaban doono Dalka Ruushka. Ciyaaryahanada ayaa Walaac ka muujiyay Xaalada Wadankooda inkastoo faahfaahin aysan ka bixin Sababta keentay iney iska dhiiban Wadanka Botswana Ee qaarada Afrika. Ciyaartoyda Eritareeya […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 10 Ciyaaryahan oo ka Tirsan Xulka Qaranka Eritareeya ayaa Magangalyo weydiistay Wadanka Botswana.

Ciyaartoyda ayaa Dalkasi uga soo qeybgashay Isreeb isreebka Koobka Adduunka 2018 lagu qaban doono Dalka Ruushka.

- Advertisement -

Ciyaaryahanada ayaa Walaac ka muujiyay Xaalada Wadankooda inkastoo faahfaahin aysan ka bixin Sababta keentay iney iska dhiiban Wadanka Botswana Ee qaarada Afrika.

Ciyaartoyda Eritareeya ayaa hore Magangalyo u weydiistay inti u dhaxeysay 2007 ilaa 2012kii Dalalka Uganda,Kenya iyo Angola

 

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts